Författare
Yuusuf Xirsi Axmed
Yuusuf Xirsi Axmed är en uppskattad författare inom Skönlitteratur med totalt 1 bok tillgängliga på Bokkollen, utgivna hos Looh Press Ltd.
Bland verken finns Xabsigaygii, som toppar listan över Yuusuf Xirsi Axmeds populäraste böcker. Verken spänner över skönlitteratur och tilltalar läsare som uppskattar genren.
På Bokkollen gör vi det enkelt att navigera i Yuusuf Xirsi Axmeds författarskap. Vår databas uppdateras ständigt med nya släpp och format, så oavsett om du söker efter en lättläst pocket för semestern, en lyxig inbunden presentutgåva eller en digital ljudbok för pendlingen, har vi rätt utgåva för dig.
Jämför snabbt och smidigt priser på alla böcker av Yuusuf Xirsi Axmed hos Sveriges ledande bokhandlare – som Adlibris, Bokus och Akademibokhandeln – och hitta alltid det bästa erbjudandet utan att betala för mycket.
Xabsigaygii
"Xabsigaygii" waxaa loogu talo galay inuu fikrad ka bixiyo xabsigii "ii hay" ee qoraha buugga, oo socdey muddo labo sano ku dhow (22 bilood iyo 10 beri, laga bilaabo 19 May 1976kii ilaa 27 Maars 1978kii). "ii hay" wuxuu ahaa eraygii loo adeegsan jirey xarigga siyaasadeed oo aan qofka la xiray wax eed ah lagu soo oogi jirin, maxkamadna aan la soo hor taagi jirin, ee uun waxaa loogu talo galay inuu fikrad ka bixiyo xabsigii "ii hay" ee qoraha buugga, oo socdey muddo labo sano ku dhow (22 bilood iyo 10 beri, laga bilaabo 19 May 1976kii ilaa 27 Maars 1978kii). "ii hay" wuxuu ahaa eraygii loo adeegsan jirey xarigga siyaasadeed oo aan qofka la xiray wax eed ah lagu soo oogi jirin, maxkamadna aan la soo hor taagi jirin, ee uun inta' xabsiga la dhigo loo deyn jirey hadba muddadii lays yiraahdo qofkaas edbin waa ugu filan tahay. Sababta aan qofka noocaas ah eedayn danbi loogu soo jeedin jirin, maxkamadna loo hor keeni jirini waxay ahayd inaan wax eed ah oo cad lagu haynnin ee arrintu ahayd iga qari oo keli ah. Qoraalkaan loolama jeedo in fikrad buuxda looga dhiibto nidaamkii siyaasadeed ee waqtigii dhacdaalahaani dhacayeen dalka ka jirey. Taasi waxay u baahnaan lahayd qoraal intaan ka baaxad weyn, waqti intaan ka dheer iyo xog ogaalnimo inta aan hayo ka badan. Hase ahaatee, ma reebbanaan doonto inaan wax uunaaya ka iraahdo - halka iyo halkooba- nidaamkaas isaga ahaa. Maadaama waqtigii ay arrimaha aan halkaan kaga hadli doonaa ila soo gudboonaadeen ay ka soo wareegtey muddo gaaraysa 22 sano, waxaan shaki ku jirin inaan illoobey magacyo, meelo iyo dhacadaalo la xiriira arrintaan. Sidaas awgeed waxaan cudadaar faxan weydiisanayaa qof kasta oo ka hela qoraalkaan waxyaalo aan heerkii sugnaanta ee la rabey oofsannin. Way ila habboonaan lahayd haddii raggii aan xabsiga wada galnay qaarkood uu dhammays tiro wixii aan ka tegey, wixii aan qaldayna uu saxo." Sidoo kale buuggan waxaa la socda qoraal uu qoray Baresare Yuusuf Xirsi Axmed oo kala ah: HALGANKII GOBANNIMADOONKA EE GOBOLADA KOONFUREED: Waa qoraal uu ku soo koobaya taariikhdii gobonnimadoonka Soomaaliya iyo dadkii u halgamay. SHEEKOOYIN SOOMAALIYEED: Waa sheekoooyin caan ah oo uu soo koobayo si ka duwan qaababka sheekooyinka soomaaliyeed loo isticmaalo. PROFESSOR YUUSUF XIRSI AXMED waa qoraa ka mid ahaan jirey xubnaha Guddigii Afsoomaaliga iyo Akademiyadii Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta intii u dhexaysey 1972-1991. Wuxuu ku dhintay London, 2006 laguna aasay Gaalkacyo, Soomaaliya. Wuxuu ka tagey shan caruur ah iyo xaas.
Hela bibliografin
Utforska alla Yuusuf Xirsi Axmeds publicerade verk sorterade efter popularitet.
Upptäck liknande författare
Om du gillar Yuusuf Xirsi Axmed kommer du förmodligen att uppskatta även dessa författare inom skönlitteratur.
Boktips inom skönlitteratur
Vårens gåtfulla läsning: Dan Browns nya thriller
Upptäck Dan Browns senaste thriller, en gåtfull vårsaga fylld av hemligheter och snabba vändningar.
Påskläsning – Liken vi begravde, en gåtfull berättelse
Upptäck den gåtfulla skönlitteraturen i Liken vi begravde – en påskläsning om död, minne och försoning som berör djupt.
Mörka aprilkvällar blir heta med Hembiträdets hemlighet
När aprilregnet smattrar mot rutan blir Hembiträdets hemlighet en het, gåtfull följeslagare som håller dig vaken hela natten.
Mellan blomsterdoft och stjärnljus – en vårbok
Upptäck Malin Haawinds poetiska debut där vårens blommor möter natthimlens klarhet. En bok som glimmar av hopp och stjärnljus.