Format

Häftad

Sidor

290 sidor

Språk

Somaliska

Utgiven

sep. 2020

Jämför priser

Från 138 kr
Adlibris
Bästa pris
138 kr
Bokus
179 kr
Akademibokhandeln
229 kr

Priserna uppdateras löpande från säkra och trygga butiker.

Om boken

"Inta maanku gaajaysan yahay, guuli waa weliye"-Hadraawi: GudgudeDhabannahays waa dhigane loo qoray in uu la hadlo garaadka iyo damiirka Soomaalida. Wuxuu si qotadheer u sharraxayaa qaybo ka mid ah cudurrada bulshada iyo xubnaha ugu badan ee ay saameeyaan, bukto la bixin waayayna ay ku noqdeen. Buuggu ma soo xiganayo ilo cilmiyeed toos ah marka laga reebo aayado Qur'aan ah oo uu ka hanuun qaadanayo, cutub kastana ibofur u ah, balse wuxuu ku qotomaa raacasho cilmi, dhugasho xaaladeed, iyo fahan uu qoraagu ka qaatay dhacdooyinka nololeed ee uu goobjoogga u ahaa ama uu taariikhda dhow ee Soomaalida ka ogaaday. "Waa buug caqiibo leh."-Axmed Ibraahim Cawaale, qoraaga Qaylodhaan Deegaan, Dirkii Sacmaallada, iyo buugaag kale.

Fler böcker av Maxammed Gaanni

Boktips inom Samhälle och politik

Bästa pris138 kr
Gå till butik